Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Fulham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Fulham ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Fulham si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Fulham kulankooda horyaalka Premier League ee maqribnimada maanta ka baasmi doona garoonka Etihad.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Safka hore Man City | Ederson, Cancelo, Dias, Stones, Mendy, Rodrigo, Gundogan, Mahrez, De Bruyne (C), Sterling, Jesus.

Keydka Man City| Steffen, Laporte, Bernardo, Torres, Fernandinho, Foden, Garcia.

Image

Fulham:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close