Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Cadiz ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Cadiz iyo Barcelona horyaalka La Liga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Cadiz XI: Álvaro Giménez, Alberto Perea, Álex, J. Jønsson, Isaac Carcelén, M. López, Fali Jiménez, Bodiger, J. Ledesma, A. Espino, Jairo Izquierdo

Subs: A.Fernández, Álvaro Negredo, Alcalá, A. Lozano, F. Malbašić, Jon Garrido, David Gil, Carlos Akapo, Alejo, Nano , Jorge Pombo, Adekanye

Barcelona XI: Messi, Alba, Busquets, Coutinho, Griezmann, Braithwaite, Ter Stegen, Lenglet, De Jong, Dest, Óscar Mingueza

Subs: Pjanic, Neto, Alena, Dembele, Firpo, Pena, Trincão, R. Araújo, Riqui Puig, Pedri.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close