Day: December 5, 2020
-
Spain
Cadiz oo cashir ugu dhigtay garoonkeeda Ramon de Carranza kooxda Barcelona…+SAWIRRO
(Spain) 06 Dis 2020. Cadiz ayaa guul kaga gaartay garoonkeeda Ramon de Carranza kooxda Barcelona, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1,…
Read More » -
England
Chelsea oo hoggaanka u qabatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay guul ka gaartay kooxda Leeds United… +SAWIRRO
(London) 06 Dis 2020. Chelsea yaa hoggaanka u qabatay Premier League, kaddib markii ay guul kaga gaartay kooxda Leeds United 3-1,…
Read More » -
England
Manchester United oo guul soo laabasho ah ka soo gaartay kooxda West Ham United… +SAWIRRO
(London) 05 Dis 2020. Manchester United ayaa guul soo laabasho leh ka soo gaartay kooxda West Ham United oo ay ku…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Leeds United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Leeds United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Spain) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda Cadiz…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul dirqi ah ka soo heshay kooxda Sevilla oo ay ku booqatay Estadio R. Sanchez Pizjuan… +SAWIRRO
(Sevilla) 05 Dis 2020.Real Madrid ayaa saddex dhibcood kag soo qaadatay kooxda Sevilla garoonkeeda R. Sanchez Pizjuan, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Man City oo garoonkeeda Etihad guul kaga gaartay kooxda Fulham… +SAWIRRO
(Manchester) 05 Dis 2020. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad guul kaga gaartay kooxda Fulham, kaddib markii ay kag adkaatay 2-0, kulan…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Ham iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Ham United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sevilla iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey… (Benzema oo ku bilowday & Ramos oo maqan)
(Seville) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Sevilla iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Fulham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 05 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Fulham ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More »