RASMI: Bruno iyo Jack Grealish oo hoggaaminaya liiska musharaxiinta abaal-marinta xiddiga bisha November ee Premier League

(England) 04 Dis 2021. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii November ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya Lix ciyaaryahan oo wacdaro ka dhigay horyaalka bishii la soo dhaafay.
Bruno Fernandes, Pierre-Emile Højbjerg, Jack Grealish, Ogbonna, Ward-Prowse, iyo Ben Chilwell ayaa loo magacaabay musharaxiinta abaal-marinta xiddiga bishii November ugu fiicnaa horyaalka Premier League.
Haddaba dhanka hoose kaga boggo ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii November ugu fiicnaa horyaalka Premier League:
Gool FM.