Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Paris Saint-Germain ee Champions League oo la shaaciyey

(Manchester) 02 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Paris Saint-Germain ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Paris Saint-Germain si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulamada Shanaad wareega group-yada ee tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Paris Saint-Germain ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man Utd XI: Cavani, De Gea, Alex Telles, Lindelof, Maguire, Fred, Martial, Bruno Fernandes, Rashford, Wan-Bissaka, McTominay

Subs: Mata, Ighalo, Matic, Pogba, Lingard, Bailly, Daniel James, Dean Henderson, Van de Beek, Fosu-Mensah, Greenwood, Brandon Williams

PSG XI: Navas, Verratti, Neymar, Danilo Pereira, Paredes, Marquinhos, Florenzi, Kimpembe, Diallo, Mbappe, Kean

Subs: Di Maria, Herrera, Gueye, A. Letellier, Kurzawa, Rico, Rafinha, Kehrer, Dagba, Bakker, B. Fadiga, T. Pembele

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close