Chelsea, Barcelona, Juventus, Man United, PSG iyo Borussia Dortmund – Ka bogo guud ahaan kulammada caawa ee tartanka Champions League & Saacadaha ay soo galayaan

(Yurub) 02 Dis 2021. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamada Shanaad heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kal ciyaareedkan 2020/21.

Kooxaha waa weyn ee caawa ciyaaraya kulamada Shanaad heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, waxaa ka mid ah, Chelsea, Barcelona, Juventus, Man United, PSG, Borussia Dortmund iyo Sevilla.

Kulamada indhaha lagu hayn doono waxa ay kala yihiin midka ay Chelsea u safreyso Sevilla iyo kan ay Manchester United soo dhoweynayso PSG.

Haddaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulamada laga ciyaarayo caawa tartanka Champions League iyo saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

GROUP E

08:55 Fiidnimo FC Krasnodar vs Rennes

11:00 Habeennimo Sevilla vs Chelsea

GROUP F

11:00 Habeennimo Borussia Dortmund vs Lazio

11:00 Habeennimo Club Brugge vs Zenit St. Petersburg

GROUP G

11:00 Habeennimo Ferencvaros vs Barcelona

11:00 Habeennimo Juventus vs Dynamo Kyiv

GROUP H

08:55 Fiidnimo Istanbul Basaksehir vs RasenBallsport Leipzig

11:00 Habeennimo Manchester United vs Paris Saint-Germain

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close