Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee Champions League oo la shaaciyey

(Yurub) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Shakhtar Donetsk ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulamada Shanaad wareega group-yada ee tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Shakhtar Donetsk XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close