Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee Champions League oo la shaaciyey

(Liverpool) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey.
Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Ajax si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan kulamada Shanaad wareega group-yada ee tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Ajax ee tartanka UEFA Champions League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Liverpool XI: Wijnaldum, Henderson, Matip, Salah, Mane, Fabinho, Robertson, Jota, Kelleher, Curtis Jones, Neco Williams
Subs: Adrian, Firmino, Minamino, Origi, Tsimikas, V. Jaros, R. Williams, J. Cain, L. Clarkson
Ajax XI: Tadic, Blind, Tagliafico, Klaassen, Onana, Mazraoui, Neres, Schuurs, Alvarez, Gravenberch, Antony
Subs: Stekelenburg, Huntelaar, Labyad, Promes, S. Klaiber, Scherpen, Martinez, Traore, Ekkelenkamp, J. Timber
Gool FM.