Day: December 1, 2020
-
Champ' League
Kooxda Liverpool oo u gudubtay wareega 16-ka & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Champions League… SAWIRRO
(Liverpool) 02 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa iska xaadirisay wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay…
Read More » -
Champ' League
Shakhtar Donetsk oo markii labaad guul ka gaartay kooxda Real Madrid … +SAWIRRO
(Yurub) 01 Dis 2021. Shakhtar Donetsk ayaa guul ka gaartay kooxda Real Madrid oo marti ugu aheyd garoonkee Stadion NSK Olimpiyskiy,…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee Champions League oo la shaaciyey
(Liverpool) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee Champions League oo la shaaciyey
(Yurub) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League ayaa…
Read More » -
Wararka
UEFA oo ku dhawaaqday 50 ciyaaryahan ee u sharraxan Kooxda Sanadka… (Yaa kaga jira Kooxdaada?)
(Yurub) 01 Dis 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee (UEFA) ayaa soo saaray liiska musharixiinta u tartamaya ka mid noqoshada kooxda…
Read More » -
Champ' League
Tababare Ronald Koeman oo shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka Ferencvaros… (Messi oo Maqan & Lenglet oo ku jira)
(Barcelona) 01 Dis 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka habeen…
Read More » -
France
Kooxda Real Madrid oo heshiis is-dhaafsi Xiddigo waa weyn ah u bandhigaysa Paris Saint-Germain
(Madrid) 01 Dis 2021. Waxay u muuqataa in Real Madrid ay lumisay rajadii ay ka qabtay laacibka reer Belguim ee Eden…
Read More » -
England
Fursada ay Chelsea ugu tartami karto Premier League, xiddiga uu kaga daydo kubadda cagta & dhowr arrimood kale uu ka hadlay Hakim Ziyech
(London) 01 Dis 2021. Xiddiga reer Morocco iyo kooxda Chelsea ee Hakim Ziyech, ayaa wuxuu ka hadlay fursadaha kooxdiisa ay ugu…
Read More » -
Champ' League
Halyeeyga Marco van Basten oo sheegay halka ay daciif ka tahay kooxda Liverpool
(Yurub) 01 Dis 2021. Halyeeyga kubadda cagta Holland iyo kooxda Ajax Amsterdam ee Marco van Basten, ayaa xaqiijiyay in kooxda…
Read More » -
England
Jack Grealish oo ku garaacay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo tirakoob xiiso badan
(England) 01 Dis 2021. Xiddiga Aston Villa ee Jack Grealish ayaa sii watay qaab ciyaareedkiisa cajiibka ah ee Premier League…
Read More »