Shaxda rasmiga ah kulanka London derby Kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 29 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Tottenham Hotspur si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Tottenham XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close