Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Osasuna ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 29 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Osasuna ee horyaalka La Liga Spain ay galabta ku soo galayaan ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Osasuna si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Barcelona iyo Osasuna ee horyaalka La Liga.

Haddaba yaa ku soo bilowday kulanka galabta ka dhacaya garoonka Camp Nou?.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Osasuna XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close