Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 28 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.
Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Deportivo Alaves si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Deportivo Alaves horyaalka La Liga ee dalka Spain.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Real Madrid XI:
Deportivo Alaves XI:
Gool FM.