Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 28 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Burnley ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Burnley si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Burnley horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Image

Burnley XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close