Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 28 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda Brighton & Hove Albion ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpoolsi ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Liverpool horyaalka Premier League dalka England.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Brighton XI:
Liverpool XI:
Gool FM.