Day: November 28, 2020
-
Spain
Deportivo Alaves oo guul ka soo heshay kooxda Real Madrid oo ay ku booqatay garoonka Alfredo Di Stefano… +SAWIRRO
(Madrid) 29 Nof 2020. Deportivo Alaves ayaa guul ka soo heshay kooxda Real Madrid oo ay ku booqatay garoonka Alfredo Di…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 28 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Manchester City oo garoonkeeda Etihad guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Burnley… +SAWIRRO
(Manchester) 28 Nof 2020. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Burnley, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Brighton oo taako u dhigtay kooxda Liverpool oo marti u aheyd… +SAWIRRO
(England) 28 Nof 2020. Brighton & Hove Albion ayaa taako u dhigtay kooxda Liverpool oo marti ugu aheyd garoonka The American…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 28 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Burnley ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 28 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la…
Read More » -
England
Manchester United oo qandaraas cusub ku abaal-marineysa mid ka mid ah xiddigaheeda
(Manchester) 28 Nof 2020. Manchester United ayaa ku abaal-marineysa qandaraas cusub ciyaaryahanka khadka dhexe reer Brazil ee Fred, kaddib markii uu…
Read More » -
England
Chelsea oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxda Real Madrid
(London) 28 Nof 2020. Wargeysyada Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen in Chelsea ay qorsheyneyso inay heshiis lacag la’aan ah kula…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Madrid vs Deportivo Alaves… (Los Blancos oo doonaysa inay dib ugu soo laabato waddada guulaha ee horyaalka La Liga)
(Madrid) 28 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa indhaha ku haysa inay dib ugu soo laabato waddada guulaha…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester City vs Burnley… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka maanta ka dhacaya garoonka Etihad)
(Manchester) 28 Nof 2020. Manchester City ayaa doonaya inay sare uga soo kacdo kaalimaha hoose ee ay kaga jirto horyaalka…
Read More »