RASMI: FIFA oo ku dhawaaqday liiska Musharraxiinta ku tartamaya Laacibka, Tababaraha, Goolhayaha & Goolkii ugu fiicnaa sanadkan 2020 ee FIFA THE BEST

(Yurub) 25 Nof 2020. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay liiska musharraxiinta ku tartami doona Laacibka, Tababaraha, Goolhayaha iyo Goolkii ugu fiicnaa sanadkan 2020 ee FIFA THE BEST.

Xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta laacibka sanadka ee dhanka Ragga (The Best FIFA Men’s Player):-

Thiago Alcântara (Spain / FC Bayern München / Liverpool FC)

Cristiano Ronaldo (Portugal / Juventus FC)

Kevin De Bruyne (Belgium / Manchester City FC)

Robert Lewandowski (Poland / FC Bayern München)

Sadio Mané (Senegal / Liverpool FC)

Kylian Mbappé (France / Paris Saint-Germain)

Lionel Messi (Argentina / FC Barcelona)

Neymar (Brazil / Paris Saint-Germain)

Sergio Ramos (Spain / Real Madrid CF)

Mohamed Salah (Egypt / Liverpool FC )

Virgil van Dijk (Netherlands / Liverpool FC)

Xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta xiddigta sanadka ee dhanka Dumarka (The Best FIFA Women’s Player):-

Lucy Bronze (England / Olympique Lyonnais / Manchester City WFC)

Delphine Cascarino (France / Olympique Lyonnais)

Caroline Graham Hansen (Norway / FC Barcelona)

Pernille Harder (Denmark / VfL Wolfsburg / Chelsea FC Women)

Jennifer Hermoso (Spain / FC Barcelona)

Ji So-yun (Korea Republic / Chelsea FC Women)

Sam Kerr (Australia / Chelsea FC Women)

Saki Kumagai (Japan / Olympique Lyonnais)

Dzsenifer Marozsán (Germany / Olympique Lyonnais)

Vivianne Miedema (Netherlands / Arsenal WFC)

Wendie Renard (France / Olympique Lyonnais)

Xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta Goolhayaha sanadka ee Ragga (The Best FIFA Men’s Goalkeeper):-

Alisson Becker (Brazil / Liverpool FC)

Thibaut Courtois (Belgium / Real Madrid CF)

Keylor Navas (Costa Rica / Paris Saint-Germain)

Manuel Neuer (Germany / FC Bayern München)

Jan Oblak (Slovenia / Atlético de Madrid)

Marc-André ter Stegen (Germany / FC Barcelona)

Xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta Goolhayaha sanadka ee dhanka Dumarka (The Best FIFA Women’s Goalkeeper):-

Ann-Katrin Berger (Germany / Chelsea FC Women)

Sarah Bouhaddi (France / Olympique Lyonnais)

Christiane Endler (Chile / Paris Saint-Germain)

Hedvig Lindahl (Sweden / VfL Wolfsburg / Atlético de Madrid Femenino)

Alyssa Naeher (USA / Chicago Red Stars)

Ellie Roebuck (England / Manchester City WFC)

Tababarayaasha ku tartami doona abaal-marinta Macallinka sanadka ee dhanka Ragga (The Best FIFA Men’s Coach):-

Marcelo Bielsa (Argentina / Leeds United FC)

Hans-Dieter Flick (Germany / FC Bayern München)

Jürgen Klopp (Germany / Liverpool FC)

Julen Lopetegui (Spain / Sevilla FC)

Zinedine Zidane (France / Real Madrid CF)

Tababarayaasha ku tartami doona abaal-marinta Macallinka sanadka ee dhanka Dumarka (The Best FIFA Women’s Coach):-

Lluís Cortés (Spain / FC Barcelona)

Rita Guarino (Italy / Juventus Women)

Emma Hayes (England / Chelsea FC Women)

Stephan Lerch (Germany / VfL Wolfsburg)

Hege Riise (Norway / LSK Kvinner)

Jean-Luc Vasseur (France / Olympique Lyonnais)

Sarina Wiegman (Netherlands / Dutch national team)

Goolasha u sharraxan goolka sanadka FIFA ee FIFA Puskás Award, xiddigaha dhaliyey goolashaas iyo kulammada ay ka dhaliyeen:-

Shirley Cruz (CRC) – Costa Rica v. Panama [Concacaf Women’s Olympic qualifying] (28 January 2020)

Giorgian De Arrascaeta (URU) – Ceará SC v. CR Flamengo [Brasileirão – Brazil] (25 August 2019)

Jordan Flores (ENG) – Shamrock Rovers FC v. Dundalk FC [League of Ireland] (28 February 2020)

André-Pierre Gignac (FRA) – UANL Tigres v. Pumas UNAM [Liga MX – Mexico] (1 March 2020)

Sophie Ingle (WAL) – Arsenal WFC v. Chelsea FC Women [FA Women’s Super League – England] (19 January 2020)

Zlatko Junuzović (AUT) – SK Rapid Wien v. FC Red Bull Salzburg [Bundesliga – Austria] (24 June 2020)

Hlompho Kekana (RSA) – Mamelodi Sundowns FC v. Cape Town City FC [South African Premier Soccer League] (20 August 2019)

Son Heungmin (KOR) – Tottenham Hotspur FC v. Burnley FC [Premier League – England] (7 December 2019)

Leonel Quiñónez (ECU) – Universidad Católica v. CSD Macará [Serie A – Ecuador] (19 August 2019)

Luis Suárez (URU) – FC Barcelona v. RCD Mallorca [LaLiga[MG(1] – Spain] (7 December 2019)

Caroline Weir (SCO) – Manchester City WFC v. Manchester United WFC [FA Women’s Super League – England] (7 September 2019)

Codeynta ayaa ka furan haatan bogga rasmiga ah ee FIFA.com iyadoo socon doonta illaa laga gaaro  9-ka bisha December 2020.

FIFA ayaana ku dhawaaqi doonta saddexda kama dambeysta ah ee tartamaya dhinacyada kala duwan 11-ka bisha December 2020.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close