Liverpool, Man City, Real Madrid, Inter Milan, Bayern Munich, Atletico Madrid & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Champions League

(Yurub) 25 Nof 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan.

Kooxaha Liverpool, Manchester City, Real Madrid, Inter Milan, Bayern Munich, Atletico Madrid iyo kuwo kale ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaari doonta tartanka Champions League.

Haddaba Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono guud ahaan tartanka Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

GROUP A

11:00 Habeennimo Atletico Madrid vs Lokomotiv Moscow

11:00 Habeennimo Bayern Munich vs Salzburg

GROUP B

08:55 Habeennimo Borussia Moenchengladbach vs Shakhtar Donetsk

11:00 Habeennimo Inter Milan vs Real Madrid

GROUP C

08:55 Habeennimo Olympiacos vs Manchester City

11:00 Habeennimo Marseille vs FC Porto

GROUP D

11:00 Habeennimo Ajax vs FC Midtjylland

11:00 Habeennimo Liverpool vs Atalanta

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close