Day: November 25, 2020
-
Champ' League
Real Madrid oo guul gaartay, Liverpool oo la garaacay & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Champions League… SAWIRRO
(Yurub) 26 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada afaraad wareega Group-yada…
Read More » -
Champ' League
Man City oo u gudubtay wareega 16-ka ee Champions League kaddib markii ay guul ka soo heshay kooxda Olympiacos … SAWIRRO
(Manchester) 25 Nof 2020. Manchester City ayaa guul ka soo heshay kooxda Olympiacos oo ay ku booqatay garoonka Karaiskaki Stadium, kaddib…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ee Champions League oo la shaaciyey
(Madrid) 25 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League ayaa la…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Halyeeygii kubadda cagta adduunka ee reer Argentine Diego Armando Maradona oo geeriyooday
(Argantina) 25 Nof 2020. Halyeeygii kubadda cagta adduunka ee reer Argentina ee Diego Armando Maradona ayaa geeriyooday isaga oo 60 jir…
Read More » -
Ameerika
RASMI: FIFA oo ku dhawaaqday liiska Musharraxiinta ku tartamaya Laacibka, Tababaraha, Goolhayaha & Goolkii ugu fiicnaa sanadkan 2020 ee FIFA THE BEST
(Yurub) 25 Nof 2020. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay liiska musharraxiinta ku tartami doona Laacibka, Tababaraha,…
Read More » -
Champ' League
Maxay ahayd sababtii uu Bruno Fernandes rigoorada u siiyey Rashford, xilli xiddiga reer Portugal uu saddexleey dhalin karay kulankii xalay?
(Manchester) 25 Nof 2020. Laacibka khadka dhexe ee Kooxda Manchester United, Bruno Fernandes ayaa helay fursad uu ku dhalin karay saddexleey…
Read More » -
Champ' League
Ronald Koeman oo u sheegay Macallinka Kooxda Dynamo Kyiv muddada uu garoommada ka maqnaan doono Gerard Pique
(Barcelona) 25 Nof 2020. Tababare Ronald Koeman ayaa u sheegay Macallinka Kooxda Dynamo Kyiv muddada uu garoommada ka maqnaan doono Gerard…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Koeman kaddib guushii ay Barcelona xalay kaga gaartay kooxda Dynamo Kyiv Champions League??
(Barcelona) 25 Nof 2020. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka hadlay guushii weyneyd ay Barca xalay ka gaartay naadiga…
Read More » -
Spain
Luka Modric oo xaqiijiyey Kooxda uu ciyaarihiisa ku soo gabagabeynayo, xilli heshiiskiisa Real Madrid uu ku eg yahay 2021
(Madrid) 25 Nof 2020. Qandaraaskiisa haatan ciyaaryahan Luka Modric waxa uu ku eg yahay sanadka 2021-ka, inkastoo Kooxda Real Madrid aysan weli…
Read More » -
Champ' League
Sergino Dest oo ka hadlay goolkiisii ugu horreeyey ee uu xalay u dhaliyey Kooxdiisa Barcelona
(Barcelona) 25 Nof 2020. Sergino Dest ayaa ka hadlay goolkiisii ugu horreeyey ee uu u dhaliyey kooxda Barcelona, waxaana uu xusay…
Read More »