Day: November 24, 2020
-
Champ' League
Man United, Juventus, Barcelona iyo PSG oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Champions League… SAWIRRO
(Yurub) 25 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada afaraad wareega Group-yada tartanka…
Read More » -
Champ' League
Kooxaha Chelsea iyo Sevilla oo u gudbay wareega 16-ka ee tartanka Champions League… SAWIRRO
(Yurub) 24 Nof 2020. Chelsea ayaa guul ka soo heshay kooxda Rennes oo ay ku booqatay garoonka Roazhon Park, kaddib…
Read More » -
England
Inuu ku dhowaaday ku biirista Barcelona, xilligii ay Chelsea dooneysay saxiixiisa, koox kale oo uu sida cad isaga diiday & xagaagii ugu adkaa mustaqbalka Wayne Rooney
(England) 24 Nof 2020. Wayne Rooney ayaa soo faagay xusuus hore oo ku aaddan waayihiisii Manchester United iyo markii uu warqadda…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo daaha ka rogay sheekadii dhex martay isaga iyo Lionel Messi markii ugu horreysay ee ay wada kulmeen
(Barcelona) 24 Nof 2020. Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Antonie Griezmann ayaa qirtay masuuliyadda dib u dhaca u soo dhaqaaqistiisa kooxda Camp Nou…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo aan wax dalab ah ka gudbin doonin Lionel Messi sanadka soo socda… (Maxaa isbedelay?)
(Barcelona) 24 Nof 2020. Lionel Messi rabitaankiisa ahaa inuu isaga tago Kooxda Barcelona xagaagii la soo dhaafay ayaa soo jiitay indhaha…
Read More » -
Spain
Wakiilka ciyaaryahan ka tirsan Kooxda Real Madrid oo xaqiijiyey in xiddigu uu doonayo inuu u dhaqaaqo horyaal kale
(Madrid) 24 Nof 2020. Wakiilka ciyaaryahan ka tirsan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijiyey in xiddiga uu wakiilka u yahay…
Read More » -
England
Dayot Upamecano ma’ahan kaliya ciyaaryahanka ka tirsan Kooxda RB Leipzig ee diiradda u saaran Manchester United
(Manchester) 24 Nof 2020. Sida wararku ay tilmaamayaan Dayot Upamecano ma’ahan kaliya ciyaaryahanka ka tirsan Kooxda kubadda cagta RB Leipzig ee…
Read More » -
England
Taageerayaasha kubadda cagta oo garoommada ku soo laabanaya… (Goorta & Tirada loo ogolaan doono oo la sii ogaaday)
(Yurub) 24 Nof 2020. Taageerayaasha kubadda cagta ee dalka England ayaa helay war farxad leh oo ku aaddan inay goor dhow…
Read More » -
Champ' League
Pirlo: “Ronaldo tixgelin gaar ah kama helo Kooxda Juventus”
(Turin) 24 Nof 2020. Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa xaqiijiyay in xiddigiisa reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, uusan ka…
Read More » -
Spain
“Messi wuxuu ii sheegay inuu ila jiri doono ilaa iyo geeri” – Griezmann
(Barcelona) 24 Nof 2020. Weeraryahanka Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa ka hadlay xiriirka kala dhexeeya kabtanka kooxda ee Lionel Messi, kaddib…
Read More »