Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League… (Messi & De Jong oo laga tagay)

(Barcelona) 23 Nof 2020.  Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League.

Barcelona ayaa ku booqan doonto kooxda kubadda cagta ee Dynamo Kyiv garoonkeeda Stadion NSK Olimpiyskiy, Kyiv, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Koeman ka maqan kabtanka kooxda ee Lionel Messi iyo xiddiga reer Holland ee Frenkie de Jong.

Halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Ronald Koeman, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka ay habeen dambe booqanayaan Dynamo Kyiv ee Champions League:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close