Day: November 23, 2020
-
Champ' League
Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League… (Messi & De Jong oo laga tagay)
(Barcelona) 23 Nof 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka Dynamo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Arsenal oo ballan qaadday inay Booliska kala shaqeyn doonto weerarkii loo geystay Nicolas Pepe iyo Ezgjan Alioski
(London) 23 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa Booliska London ku war gelisay inay diyaar u yihiin la shaqeyntooda…
Read More » -
England
RASMI: Ole Gunnar Solskjaer oo xaqiijiyay in xiddig ka tirsan Man United uu galay xaalad karantiil ah
(Manchester) 23 Nof 2020. Kooxda Manchester United ayaa weyn doonta adeega ciyaaryahanka reer England ee Jesse Lingard, kulanka soo socda oo…
Read More » -
England
Diogo Jota oo fariin u diray ciyaartoyda Liverpool kaddib guushii ay ka gaareen Leicester City
(Liverpool) 23 Nof 2020. Xiddiga kooxda Liverpool ee Diogo Jota ayaa fariin u diray saaxiibadiis Reds, kaddib guushii ay xalay…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Arsenal ah oo weerar ku qaaday Nicolas Pepe
(London) 23 Nof 2020. Xiddigii hore kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa ku dhaleeceeyay ciyaaryahanka reer Ivory Coast ee Nicolas Pepe,…
Read More » -
Italy
Agaasimaha Juventus oo ka hadlay wararka sheegaya in Cristiano Ronaldo uu Kooxda ka tagayo… (Miyuu Albaabada u furay bixitaanka CR7?)
(Turin) 23 Nof 2020. Agaasimaha Juventus ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Cristiano Ronaldo uu kooxda ka tago dhowaan. Fabio Paratici…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigaha Kooxda Chelsea oo amaah lagu dirayo bisha Janaayo
(London) 23 Nof 2020. Sida wararku ay tilmaamayaan mid ka mid ah xiddigaha Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa amaah lagu…
Read More » -
Champ' League
Dhaawacyada Kooxda Barcelona oo halkooda ka sii socda xiddig kale oo ku biiray qolka daaweynta Blaugrana
(Barcelona) 23 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dhexda ka gashay xaalad dhaawacyo iyadoo saddex laacib ay hal habeen…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxaa ka soo baxay baaritaankii Korona Fayras ee lagu sameeyey Mohamed Salah… (Miyaa markale xanuunka laga helay Weeraryahanka Kooxda Liverpool?)
(Liverpool) 23 Nof 2020. Weeraryahanka Kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu sameeyey baaritaan kale oo la xiriira caabuqa Korona…
Read More » -
England
Manchester City oo u dhaqaaqday saxiixa Weeraryahankii hore ee Manchester United, Romelu Lukaku
(Manchester) 23 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqday soo xero gelinta bedelka…
Read More »