Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Leicester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 22 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Leicester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Leicester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Leicester City horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI: Milner, Wijnaldum, Matip, Alisson, Firmino, Mane, Fabinho, Robertson, Naby Keita, Jota, Curtis Jones

Subs: Adrian, Minamino, Origi, Tsimikas, N. Phillips, L. Clarkson, Neco Williams

Leicester XI: Schmeichel, Fuchs, Evans, Albrighton, Nampalys Mendy, Vardy, Tielemans, Maddison, Justin, Barnes, W. Fofana

Subs: Morgan, Praet, Ward, Iheanacho, Under, Choudhury, L. Thomas

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close