Liverpool, Arsenal, Valencia, Inter Milan, AC Milan, AS Roma & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaarayo shanta horyaallada ee ugu waa weyn Yurub

(Yurub) 22 Nof 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga dalka Jarmalka.

Liverpool, Arsenal, Valencia, Inter Milan, AC Milan iyo Roma ayaa ka mid ah kooxaha waa weyn ee maanta illaa caawa ciyaari doona horyaalladooda.

Horyaalka Premier League Arsenal ayaa u safreysa Leeds United, halka sidoo kale ay Liverpool garoonkeeda Anfield ku soo dhoweynayso Leicester City.

Dhinaca horyaalka Serie A, SSC Napoli ayaa soo dhoweynaysa AC Milan, Inter ayaa qaabilaysa Torino, halka AS Roma ay soo dhoweynayso Parma.

Sidoo kale waxaa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan horyaallada La Liga, Ligue 1 iyo Bundesliga Jarmalka.

Haddaba Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

03:00 Galabnimo Fulham vs Everton

05:00 Galabnimo Sheffield United vs West Ham United

07:30 Fiidnimo Leeds United vs Arsenal

10:15 Habeennimo Liverpool vs Leicester City

SPAIN – LALIGA SANTANDER

04:00 Galabnimo Eibar vs Getafe

06:15 Maqribnimo Cadiz vs Real Sociedad

08:30 Habeennimo Granada vs Real Valladolid

11:00 Habeennimo Deportivo Alaves vs Valencia

ITALY – SERIE A

02:30 Duhurnimo Fiorentina vs Benevento

05:00 Galabnimo Hellas Verona vs Sassuolo

05:00 Galabnimo Inter vs Torino

05:00 Galabnimo Roma vs Parma Calcio 1913

05:00 Galabnimo Sampdoria vs Bologna

08:00 Habeennimo Udinese vs Genoa

10:45 Habeennimo SSC Napoli vs AC Milan

GERMANY – BUNDESLIGA

05:30 Galabnimo Freiburg vs Mainz 05

08:00 Habeennimo 1. FC Koeln vs Union Berlin

FRANCE – LIGUE 1

03:00 Galabnimo Nantes vs Metz

05:00 Galabnimo Dijon vs Lens

05:00 Galabnimo Montpellier vs Strasbourg

05:00 Galabnimo Reims vs Nimes

07:00 Fiidnimo Angers vs Lyon

11:00 Habeennimo Lille vs Lorient

FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close