Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 21 Nof 2020.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey

Kooxda Villarreal ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Villarreal iyo Real Madrid horyaalka La Liga ee Dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Villarreal XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close