Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 21 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester City horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Tottenham Hotspur XI:

Image

Manchester City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close