Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Newcastle United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 21 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Newcastle United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Newcastle United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Newcastle United iyo Chelsea horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Newcastle United XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close