Day: November 20, 2020
-
Spain
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Villarreal…. (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Madrid) 20 Nof 2020. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka…
Read More » -
Spain
Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Kooxdiisa Barcelona uga qeyb galaya kulanka adan ee Atletico Madrid
(Barcelona) 20 Nof 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka adan…
Read More » -
England
Guardiola oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Lionel Messi inuu ku biirayo kooxda Man City
(Manchester) 20 Nof 2020. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka nixiyay taageerayaasha kooxda, kaddib markii wax laga weydiiyay mustaqbalka…
Read More » -
England
Frank Lampard oo si weyn u difaacay mid ka mid ah xiddigahiisa kooxda Chelsea
(London) 20 Nof 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee reer Engaland Frank Lampard ayaa xaqiijiyay kalsoonida uu u qabo ciyaaryahanka khadka dhexe…
Read More » -
England
Michael Owen oo sheegay hal sabab uu Paul Pogba kaga tagi karo Manchester United
(Manchester) 20 Nof 2020. Weeraryahankii hore kooxaha Liverpool iyo Manchester United ee Michael Owen ayaa sheegay in ciyaaryahanka reer France…
Read More » -
England
Jadon Sancho oo ka naxsaday kooxdiisa Borussia Dortmund kaddib markii uu si cad u sheegay….
(Yurub) 20 Nof 2020. Wargeysyada Spain ayaa sheegaya in ciyaaryahanka reer England iyo kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho uu…
Read More » -
England
“Siddeed kooxood ayaa u tartamaya hanashada horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan” – Klopp
(Liverpool) 20 Nof 2020. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa filaya tartan xiiso badan xilli ciyaareedkan, si loogu guuleysto horyaalka…
Read More » -
England
Kaliya maahan Man United… Kooxo waa weyn ee Premier League oo raacda ugu jira adeega Sergio Ramos
(England) 20 Nof 2020. Sida laga soo xigtay wargeysyada, kooxaha ugu waa weyn ee horyaalka Premier League ayaa si aad…
Read More » -
England
Taageerayaasha kooxda Liverpool oo helaya war farxad leh ee ku saabsan Virgil van Dijk
(Liverpool) 20 Nof 2020. Daafaca kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Holland ee Virgil van Dijk ayaa horumar fiican ee caafimaad…
Read More » -
Spain
“Barcelona waxay ku jiri doontaa qalbigeyga… Messi-na waa kan ugu fiican” – Ivan Rakitic
(Spain) 20 Nof 2020. Xiddiga khadka dhexe Naadiga Seville ee Ivan Rakitic ayaa muujiyay jaceylka iyo qadarinta uu wali u…
Read More »