Tababare Gareth Southgate oo qariyey inuu haleelay Korona Faryas… (Muxuu sameeyey markii uu ku dhacay caabuqa?)

(England) 15 Nof 2020. Sida warbixinnadu ay tilmaamayaan Tababare Gareth Southgate ayuu haleelay Korona Fayras, balse waxaa la sheegay in macallinka xulka qaranka England uu qariyey inuu ku dhacay caabuqan.

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa Waddanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in Tababaraha xulka qaranka Saddexda Libaax ee Gareth Southgate laga helay Korona Fayras bishii la soo dhaafay.

Macallin Southgate waxaa lagu qasbay inuu iskiis isu go’doomiyo muddo 10 maalmood ah, wuxuuna doortay inuu sirtiisa ka dhigo mid qarsoodi ah oo aan warbaahinta la la wadaagin.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close