Day: November 15, 2020
-
England
“Waxaan halkaan u imid inaan ku guuleysto koobab” – Bruno Fernandes oo farriin u diray Kooxaha ay ku xafiltamayaan Premier League
(Manchester) 15 Nof 2020. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa sheegay in Red Devils laga yaabo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Tababare Gareth Southgate oo qariyey inuu haleelay Korona Faryas… (Muxuu sameeyey markii uu ku dhacay caabuqa?)
(England) 15 Nof 2020. Sida warbixinnadu ay tilmaamayaan Tababare Gareth Southgate ayuu haleelay Korona Fayras, balse waxaa la sheegay in macallinka…
Read More » -
Germany
Muxuu u baahan yahay xulka qaranka Spain si uu u gaaro afarta ugu dambeysa ee UEFA Nations League?
(Madrid) 15 Nof 2020. Xulka qaranka Spain ayaa ku taamaya inuu ka gudbo marxaladda guruubyada ee UEFA Nations League, si…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Kooxda Manchester United oo markale laga helay Korona Fayras
(Manchester) 15 Nof 2020. Sida wararku ay sheegayaan xiddiga ku cusub kooxda Manchester United ayaa markale laga helay faafaha Korona Fayras.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Real Madrid oo dhaqan galineysa mushahar dhimis cusub… (Markii hore 10%, haddana 15%)
(Madrid) 15 Nof 2020. Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay markale dhaqan galineyso mushahar dhimis darajo sare ah oo…
Read More » -
England
Yaa hooggaaminaya loollanka loogu jiro saxiixa David Alaba?
(Yurub) 15 Nof 2020. Waxaa maalmihii ugu dambeeyay sii badanayay shakiga ku hareersan mustaqbalka difaaca kooxda Bayern Munich ee David Alaba,…
Read More » -
England
FIFA oo la wareegtay mushaharka mid ka mid ah xiddigaha Kooxda Liverpool
(Liverpool) 15 Nof 2020. Xiriirka kubada cagta dunida ee FIFA ayaa siinaya kooxda Liverpool lacag gaareysa labo milyan oo gini si…
Read More »