Day: November 14, 2020
-
England
Jamie Carragher oo shaaca ka qaaday hal xaallad oo ay Liverpool ku difaacan karto Premier League xilli ciyaareedkan
(Liverpool) 14 Nof 2020. Daaficii hore kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo awooda Reds u yeelan…
Read More » -
England
Manchester Evening News oo baahisay runta ka dambeysa in Man United ay dib ula soo saxiixaneyso Cristiano Ronaldo
(Manchester) 14 Nof 2020. Warbaahinta dalka Portugal ayaa dhowaanahan isla dhex qaadayay warar la xiriira in Cristiano Ronaldo uu ka dhaqaaqi…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Xubin laf dhabar u ah AC Milan oo laga helay Korona Fayras
(Milano) 14 Nof 2020. Kaddib Zlatan Ibrahimovic, Gianluigi Donnarumma, Jens Petter Hauge iyo Matteo Gabbia, AC Milan ayaa xaqiijisay kiis kale oo…
Read More » -
England
FA iyo UEFA oo ka wada hadlay in England ay marti galiso Euro 2020
(England) 14 Nof 2020. Sida ay ogaatay majaladda Sportsmail, dowladda Ingiriiska ayaa dooneysa inay marti galiso tartanka qarammada qaaradda Yurub ee Euro 2020…
Read More » -
England
Liverpool oo beegsaneysa saddex ka mid ah difaacyada loogu doonista badan yahay suuqa kala iibsiga
(Liverpool) 14 Nof 2020. Kaddib dhibaatooyin dhaawac oo hareeyay kooxda kubadda cagta ee Liverpool, waxay hadda bartilmaameed ka dhiganeysaa saxiixa difaacyo…
Read More » -
Spain
Maxaa hor taagan in Real Madrid ay heshiis cusub la gaarto Sergio Ramos?
(Madrid) 14 Nof 2020. Waxaa maalmihii ugu dambeeyay cirka isku sii shareerayay xaaladda mustaqbalka Sergio Ramos maadaama heshiiskiisu dhici doono…
Read More » -
England
Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo la ogaaday daafaca dhexe ee uu ku soo biirinayo Kooxda Man United
(Manchester) 14 Nof 2020. Sida wararku ay sheegayaan Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya inuu daafac dhexe ku soo biiriyo kooxdiisa…
Read More » -
England
Didier Deschamps oo cadeeyay waxa sababay dhibaatada Paul Pogba
(Milano) 14 Nof 2020. Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa cadeeyay waxa sababay dhibaatada ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Inter Milan ah oo weerar ku qaaday Christian Eriksen
(Milano) 14 Nof 2020. Halyeeyga kooxda Inter Milan ee Benoît Cauet ayaa weeraray xiddiga reer Denmark ee Christian Eriksen, kaasoo khadka…
Read More » -
Spain
“Bernabeu-ga cusub wuxuu noqon doonaa garoonka ugu fiican Adduunka” – Emilio Butragueño
(Madrid) 14 Nof 2020. Halyeeyga kooxda Real Madrid Emilio Butragueño ayaa xaqiijiyay in garoonka cusub ee Santiago Bernabeu, kaddib dayactirka hadda…
Read More »