Day: November 10, 2020
-
France
Paris Saint-Germain oo ka hadashay wararka la xiriirinaya Cristiano Ronaldo
(Paris) 10 Nof 2020. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Leonardo Araújo ayaan meesha ka saarin suurtogalnimada uu weeraryahanka reer Portugal…
Read More » -
France
Didier Deschamps oo ka hadlay xaaladda Antoine Griezmann ee Kooxda Barcelona
(France) 10 Nof 2020. Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa halkiisa kasii waday inuu difaaco laacibka ay isku dalka…
Read More » -
England
Liverpool oo war naxdin leh heshay & kulammada uu seegayo Alexander-Arnold oo la sii ogaaday
(Liverpool) 10 Nof 2020. Liverpool ayaa heshay war naxdin leh kaddib markii shaaca laga qaaday nooca dhaawaca xiddigeeda da’ada yar ee…
Read More » -
England
Arsenal oo doonista saxiixa xiddig ka tirsan Inter Milan kula soo biirtay Kooxaha Manchester United iyo Liverpool
(London) 10 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay tartanka saxiixa xiddig ka tirsan Inter Milan…
Read More » -
Spain
Miyey Kooxda Barcelona qorsheynaysaa inay iska iibiso Ousmane Dembele??
(Barcelona) 10 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay sii haysato xiddigeeda Ousmane Dembele. Wargeyska…
Read More » -
England
Juventus oo xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea dib ugu soo celinaysa dalka Talyaaniga, xilli Federico Bernardeschi uu…
(Turin) 10 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa in laacib ka tirsan Chelsea ay dib ugu…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo amaah ku diri karta Goolhaye Dean Henderson & Sergio Romero oo…
(Manchester) 10 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay amaah ku diri karto goolhaye Dean Henderson,…
Read More » -
England
Man United iyo Real Madrid oo si xoogan ugu dagaalamaya saxiixa xiddig muhiim ka ah Premier League
(Yurub) 10 Nof 2020. Wargeysyada ka soo baxa gudaha dalka England ayaa waxay shaaca ka qaadeen in Manchester United ay ku…
Read More » -
Italy
“Atlético Madrid ayaa ka fiican Barcelona iyo Real Madrid” – Álvaro Morata
(Turin) 10 Nof 2020. Weeraryahanka reer Spain iyo kooxda Juventus ee Álvaro Morata ayaa shaaca ka qaaday aragtida uu ka qabo…
Read More » -
England
“Mourinho wuxuu heystaa fursad uu ku qoro sheeko xiiso leh ee taariikhda Premier League” – Gary Neville
(London) 10 Nof 2020. Halyeeyga Manchester United ee Gary Neville ayaa xaqiijiyay in haddii uu Jose Mourinho kula guuleysto hanashada Premier…
Read More »