Day: November 9, 2020
-
Horyaallada
Miralem Pjanić oo shaaca ka qaaday hammigiisa ugu weyn ee Kooxda Barcelona
(Barcelona) 09 Nof 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Barcelona ee Miralem Pjanić ayaa shaaca ka qaaday hammigiisa ugu weyn ee…
Read More » -
Horyaallada
Muxuu ka yiri Zinedine Zidane guuldarradii xanuunka badneyd ee ka soo gaartay Valencia??
(Madrid) 09 Nof 2020. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay guuldarradii kooxdiisa ka…
Read More » -
England
Macallinka Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta oo xaqiijiyey dhaawac soo gaaray mid ka mid ah xiddigihiisa muhiimka ah
(London) 09 Nof 2020. Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa xaqiijiyey dhaawac soo gaaray mid ka mid ah xiddigihiisa…
Read More » -
Afrika
Xiddigii hore ee Arsenal iyo Barcelona Alex Song oo ku biiray koox ka dhisan dalka Jabuuti
(Jabuuti) 09 Nof 2020. Xiddigii hore ee Kooxaha Arsenal iyo Barcelona ee Alex Song ayaa ku biiray koox ka dhisan…
Read More » -
Germany
Kooxda Bayern Munich oo xaqiijisay in qalliin guuleystay lagu sameeyey Joshua Kimmich… (Goorma ayuu garoomada dib ugu soo laaban doonaa?)
(Munich) 09 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa xaqiijisay in ciyaaryahankeeda Joshua Kimmich lagu sameeyey…
Read More » -
England
Laacibkii xalay labada gool ugu shubay Arsenal oo u gooddiyey Kooxaha kale ee Premier League… (Muxuu yiri?)
(London) 09 Nof 2020. Ciyaaryahankii kooxda Aston Villa ee xalay labada gool ugu shubay Arsenal ee Ollie Watkins ayaa u…
Read More » -
England
Mikel Arteta oo shaaca ka qaaday shaqsiga leh guuldarradii Kooxdiisa Arsenal xalay ka soo gaartay Aston Villa
(London) 09 Nof 2020. Macallinka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel Arteta ayaa shaaca ka qaaday in masuuliyadda guuldarradii xalay…
Read More »