Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 07 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Sheffield United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Sheffield United horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Sheffield United XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close