RASMI: Messi oo hoggaaminaya liiska xiddigha xulka qaranka Argantina uga qeyb galaya kulamada Paraguay iyo Peru

(Argantina) 06 Nof 2020. Tabaraha xulka qaranka Argantina ee Lionel Scaloni ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha Tango uga qeyb galaya kulamada Paraguay iyo Peru, kuwaasoo la ciyaari doono 13-ka iyo 18-ka bishan November.

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa hoggaaminaya liiskan sidoo kale waxaa qeyb ka ah xiddigaha Angel Di Maria iyo Lautaro Martinez.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha xulka qaranka Argantina uga qeyb galaya kulamada Paraguay iyo Peru:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close