Day: November 4, 2020
-
Champ' League
Juventus, Barcelona iyo Chelsea oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Champions League… SAWIRRO
(Yurub) 05 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka…
Read More » -
Champ' League
Man United oo guuldarro kala soo kulantay kooxda Istanbul Basaksehir oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Yurub) 04 Nof 2020. Manchester United ayaa guuldarro kala soo kulantay kooxda Istanbul Basaksehir oo ay booqatay, ciyaar qeyb ka aheyd…
Read More » -
Champ' League
Bernd Schuster oo Tilmaamay halka ay ka liidato kooxda Real Madrid
(Madrid) 04 Nof 2020. Tababarihii hore kooxda Real Madrid ee Bernd Schuster ayaa muujiyay inuusan ku qanacsaneyn waxa ay Los Blancos…
Read More » -
Champ' League
Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Kooxdiisa Barcelona uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League
(Barcelona) 04 Nof 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka Dynamo…
Read More » -
Champ' League
Rodrygo oo RIKOODH cusub ka sameeyay kooxda Real Madrid
(Madrid) 04 Nof 2020. Rodrygo Silva de Goes ayaa muujinaya xilli kasta sida uu muhiim ugu yahay kooxda kubadda cagta Real…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo difaacay Paul Pogba kaddib eedeeymihii xoogganaa ee loo soo jeediyay
(Manchester) 04 Nof 2020.Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa difaacay ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxdiisa Paul Pogba, kaasoo…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Sergio Ramos goolkiisii 100-aad ee kooxda Real Madrid??
(Madrid) 04 Nof 2020. Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa gaaray goolkiisii 100-aad ee Los Blancos, intii uu ku…
Read More » -
Champ' League
Kaddib saddexleeydii xalay ee Diogo Jota sidee loo kala hoggaaminayaa gooldhalinta tartanka Champions League?
(Yurub) 04 Nof 2020. Tartanka Champions League ayaa meel fiican maraya inkastoo weli bartanka looga jiro heerka guruubyada, haddana waxaa…
Read More » -
Ameerika
Diego Maradona oo lagu guuleystay qalliin maskaxda looga sameeyey… (Waa sidee haatan xaaladdiisa caafimaad?)
(Yurub) 04 Nof 2020. Waxaa la xaqiijiyey in lagu guuleystay qalliinkii deg degga ahaa ee xalay maskaxda looga sameeyey halyeyga…
Read More » -
Champ' League
Chelsea, Man United, Barcelona, Juventus, Borussia Dortmund, PSG & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Champions League
(Yurub) 04 Nof 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro,…
Read More »