Month: November 2020
-
England
Man United oo iska fasaxeysa AFAR ciyaaryahan si ay ula soo saxiixato daafac ka ciyaara horyaalka La Liga
(Manchester) 30 Nof 2020. Shabakada caalamiga ah ee “Goal” ayaa shaaca ka qaaday in maamulka Manchester United ay isku diyaarinayaan inay…
Read More » -
Spain
“Real Madrid waxay ku nooshahay waqti layaab ah laakiin…” – Zinedine Zidane
(Madrid) 30 Nof 2020. Tababaraha reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay in Los Blancos ay ku…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo xiiseynaysa daafac ka tirsan Atletico Madrid, kaasoo heshiiskiisa haatan uu ku eg yahay 2022
(Turin) 30 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay xiiseynayso saxiixa daafaca Atletico…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Edinson Cavani oo saddex kulan la ganaaxi karo kaddib guushii soo laabashada lahayd ee uu shalay ku hoggaamiyey Kooxdiisa Manchester United
(Manchester) 30 Nof 2020. Weeraryahanka Manchester United ee guusha soo laabashada ah ku hoggaamiyey kooxdiisa kulankii Southampton ee Edinson Cavani…
Read More » -
Horyaallada
Kaddib dhaawaca Clement Lenglet, Macallinka Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman oo aan haysan daafac dhexe
(Barcelona) 30 Nof 2020. Kooxda Barcelona ayaa 4-0 kaga adkaatay Osasuna Axaddii waxaana ay ku dabaal-degeen guul weyn, laakiin taas bedelkeeda…
Read More » -
England
Chelsea oo bartilaameedsanaysa daafac ka tirsan Kooxda RB Leipzig… (Yaa kula tartamaya saxiixiisa?)
(London) 30 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa bartilmaameed ka dhiganaysa saxiixa daafac ka…
Read More » -
France
Kooxda Juventus oo heshiis is-dhaafsi weeraryahanno waa weyn ah u bandhigaysa Paris Saint-Germain
(Turin) 30 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay heshiis is-dhaafsi weeraryahanno waa…
Read More » -
England
Kooxda Inter Milan oo bedelka Lautaro Martinez ka dhex aragta horyaalka Premier League
(Milan) 30 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay bedelka Weeraryahankeeda Lautaro Martinez…
Read More » -
England
Mikel Arteta oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Arsenal kaddib guuldarradii Wolverhampton
(London) 30 Nof 2020. Arsenal ayaa u dhacday kaalinta 14-aad ee horyaalka Premier League, kaddib markii ay la kulmeen guuldarradoodii Shanaad…
Read More » -
England
Mourinho oo u jawaabay Lampard… wuxuuna ammaanay maskaxda kooxda Tottenham
(London) 30 Nof 2020. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id, si uu kaga hadlo…
Read More »