Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sheffield United iyo Manchester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Sheffield) 31 Okt 2020. Kooxda Sheffield United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sheffield United iyo Manchester City ee horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Sheffield United XI:

Image

Manchester City XI:

Image

Man City | Ederson, Walker, Dias, Laporte, Cancelo, Rodrigo, De Bruyne (C), Bernardo, Torres, Mahrez, Sterling.

Keydka | Carson, Stones, Ake, Gundogan, Zinchenko, Foden, Garcia.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close