Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo SD Huesca ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 31 Okt 2020. Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda ku soo dhaweyn doonto naadiga SD Huesca si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo SD Huesca ee horyaalka La Liga dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

SD Huesca XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close