Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo West Ham United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 31 Okt 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga West Ham United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo West Ham United horyaalka Premier League dalka England.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Liverpool XI:
West Ham XI:
Image
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close