Shaxda rasmiga ah Kooxaha Burnley iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Yaa ku bilowday kulanka ka dhacaya Turf Moor?)

(Burnley) 31 Okt 2020. Kooxda Burnley ayaa garoonkeeda Turf Moor ku soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burnley iyo Chelsea ee horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Burnley XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close