Day: October 30, 2020
-
Italy
RASMI: Juventus oo ku dhawaaqday in Cristiano Ronaldo uu ka bogsaday Korona Fayras
(Turin) 30 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa si rasmi ah u shaacisay caawa in weeraryahankeeda reer Portugal ee…
Read More » -
Spain
Koeman oo ka hadlay iscasilaadii Bartomeu ee madaxtinimada Barcelona… Muxuuse ka yiri Ansu Fati??
(Barcelona) 30 Okt 2020.Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa sheegay in uusan garaneyn waxa ka dhalan kara iscasilaada madaxweynihii…
Read More » -
England
Kalidou Koulibaly oo ka hadlay arrinta ku saabsan suurtagalnimada uu kaga tagi karo kooxda Napoli
(Napoli) 30 Okt 2020. Difaaca reer Senegal iyo kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly suurtogalnimada ah inuu ka tagi karo naadiga reer…
Read More » -
England
Harry Maguire oo fariin u diray taageerayaasha kooxda Man United kahor kulanka Arsenal
(Manchester) 30 Okt 2020. Kabtanka kooxda Manchester United ee Harry Maguire ayaa rumeysan in Red Devils ay ku socoto jihada saxda…
Read More » -
England
Frank Lampard oo shaaca ka qaaday sababta uu u maqnaa Thiago Silva kulankii Champions League
(London) 30 Okt 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa ka hadlay arrimo badan ee quseeya Blues, kahor…
Read More » -
England
Giggs oo ka nixiyay jamaahiirta Man United isagoo saadaal rajo xumo ah ka bixiyay mustaqbalka kooxda
(Yurub) 30 Okt 2020. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Ryan Giggs ayaa xaqiijiyay in Red Devils laga yaabo inay sugto waqti…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri tababare Mikel Arteta kaddib guushii waynayd ay gaartay kooxdiisa Arsenal??
(Yurub) 30 Okt 2020.Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ammaanay waxqabadka ciyaartoydiisa kulankii ay la yeesheen naadiga…
Read More »