Kooxaha Arsenal, Napli iyo Milan oo guulo gaaray & guud ahaan natoojooyinka kulamadii caawa laga ciyaaray Tartanka Europa League… + SAWIRRO

(Yurub) 30 Okt 2020. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada labaad wareega Group-yada tartanka UEFA Europa League ee xilli ciyaareedkan 2020/21.

Kooxaha Arsenal, AC Milan, Roma,Leicester City iyo Napoli ayaa ka mid ahaa kooxihii ugu muhiimsanaa ee caawa ciyaaray kulammadii koobka horyaallada Yurub ee UEFA Europa League.

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa kaga adkaatay 3-0 kooxda Dundalk, iyaddo ay goolasha kaga mahad celineyso xiddigaha Edward Nketiah, Joseph Willock, , iyo Nicolas Pepe.

Dhinaca kale kooxda AC Milan ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay 3-0 kooxda Sparta Prague oo marti u aheyd, iyadoo ay goolasha u kala dhaliyeen xiddigaha kala ah, Brahim Diaz, Zlatan Ibrahimovic, Rafael Leao iyo Diogo Dalot.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Koobka UEFA Europa League:-

GROUP A

CFR Cluj 1 – 1 Young Boys

Roma 0 – 0 PFC CSKA-Sofia

GROUP B

Arsenal 3 – 0 Dundalk

Molde 1 – 0 Rapid Wien

GROUP C

Nice 1 – 0 Hapoel Beer Sheva

Slavia Prague 1 – 0 Bayer Leverkusen

GROUP D

Benfica 3 – 0 Standard Liege

Rangers 1 – 0 Lech Poznan

GROUP E

Granada 0 – 0 PAOK Thessaloniki FC

Omonia Nicosia 1 – 2 PSV Eindhoven

GROUP F

AZ Alkmaar 4 – 1 Rijeka

Real Sociedad 0 – 1 SSC Napoli

GROUP G

AEK Athens 1 – 2 Leicester City

Zorya 1 – 2 SC Braga

GROUP H

AC Milan 3 – 0 Sparta Prague

Lille 2 – 2 Celtic

GROUP I

Qarabag FK 1 – 3 Villarreal

Sivasspor 1 – 2 Maccabi Tel Aviv

GROUP J

LASK 4 – 3 Ludogorets Razgrad

Royal Antwerp 1 – 0 Tottenham Hotspur

GROUP K

CSKA Moscow 0 – 0 Dinamo Zagreb

Feyenoord 1 – 4 Wolfsberger AC

GROUP L

FK Crvena Zvezda 5 – 1 Slovan Liberec

Gent 1 – 4 Hoffenheim.

SAWIRRO:

Eddie Nketiah celebrates by posing for the camera with his hand held to his head to imitate answering a phone call

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close