Arsenal, AC Milan, Tottenham, Leicester City, Roma, Napoli & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League

(Yurub) 29 Okt 2020. Kulammo ka tirsan tartanka Europa League ayaa caawa lagu ballansan yahay in la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn oo ay horboodeyso Arsenal ay ka mid yihiin kuwa ciyaari doona caawa tartankan.

Kooxaha reer England ee Arsenal, Tottenham iyo Leicester City & kuwa reer Talyaani ee AC Milan, Napoli iyo Roma ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ciyaarahooda la sugayo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League iyo saacadaha ay soo geli doonaan:-

EUROPA LEAGUE – GROUP A

11:00 Habeennimo CFR Cluj vs Young Boys

11:00 Habeennimo Roma vs PFC CSKA-Sofia

EUROPA LEAGUE – GROUP B

11:00 Habeennimo Arsenal vs Dundalk

11:00 Habeennimo Molde vs Rapid Wien

EUROPA LEAGUE – GROUP C

11:00 Habeennimo Nice vs Hapoel Beer Sheva

11:00 Habeennimo Slavia Prague vs Bayer Leverkusen

EUROPA LEAGUE – GROUP D

11:00 Habeennimo Benfica vs Standard Liege

11:00 Habeennimo Rangers vs Lech Poznan

EUROPA LEAGUE – GROUP E

11:00 Habeennimo Granada vs PAOK Thessaloniki FC

11:00 Habeennimo Omonia Nicosia vs PSV Eindhoven

EUROPA LEAGUE – GROUP F

11:00 Habeennimo AZ Alkmaar vs Rijeka

11:00 Habeennimo Real Sociedad vs SSC Napoli

EUROPA LEAGUE – GROUP G

08:55 Habeennimo AEK Athens vs Leicester City

08:55 Habeennimo Zorya vs SC Braga

EUROPA LEAGUE – GROUP H

08:55 Habeennimo AC Milan vs Sparta Prague

08:55 Habeennimo Lille vs Celtic

EUROPA LEAGUE – GROUP I

08:55 Habeennimo Qarabag FK vs Villarreal

08:55 Habeennimo Sivasspor vs Maccabi Tel Aviv

EUROPA LEAGUE – GROUP J

08:55 Habeennimo LASK vs Ludogorets Razgrad

08:55 Habeennimo Royal Antwerp vs Tottenham Hotspur

EUROPA LEAGUE – GROUP K

08:55 Habeennimo CSKA Moscow vs Dinamo Zagreb

08:55 Habeennimo Feyenoord vs Wolfsberger AC

EUROPA LEAGUE – GROUP L

08:55 Habeennimo FK Crvena Zvezda vs Slovan Liberec

08:55 Habeennimo Gent vs Hoffenheim

FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close