Real Madrid, Inter Milan, Liverpool, Man City, Bayern Munich, Atletico Madrid & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Champions League

(Yurub) 27 Okt 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wacaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan.

Kooxaha Real Madrid, Inter Milan, Liverpool, Manchester City, Bayern Munich, Atletico Madrid iyo kuwo kale ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaari doonta tartanka Champions League.

Bayern Munich ayaa u sareysa Moscow, Atletico Madrid ayaa dhankeeda soo dhoweynaysa Salzburg, Kooxda Inter Milan ayaa booqanaysa Shakhtar Donetsk, halka Real Madrid ay marti u noqon doonto Borussia Moenchengladbach.

Kooxaha reer England ee Manchester City iyo Liverpool ayaa la kala ciyaari doona Marseille iyo FC Midtjylland, halka Atalanta iyo Ajax ay isku dheggan yihiin.

Haddaba Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono guud ahaan tartanka Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP A

08:55 Habeennimo Lokomotiv Moscow vs Bayern Munich

11:00 Habeennimo Atletico Madrid vs Salzburg

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP B

08:55 Habeennimo Shakhtar Donetsk vs Inter Milan

11:00 Habeennimo Borussia Moenchengladbach vs Real Madrid

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP C

11:00 Habeennimo FC Porto vs Olympiacos

11:00 Habeennimo Marseille vs Manchester City

CHAMPIONS LEAGUE – GROUP D

11:00 Habeennimo Atalanta vs Ajax

11:00 Habeennimo Liverpool vs FC Midtjylland

FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close