Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha AC Milan iyo Roma ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey

(Milano) 26 Okt 2020. Kooxda AC Milan ayaa garoonkeeda Giuseppe Meazza ku soo dhaweyn doonto naadiga Roma si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Talyaaniga.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha AC Milan iyo Roma ee horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
AC Milan XI:
Roma XI:
Gool FM.