Day: October 26, 2020
-
Italy
Roma oo barbaro ka soo heshay kooxda AC Milan oo ay ku booqatay Giuseppe Meazza… +SAWIRRO
(Milano) 27 Okt 2020. Roma ayaa barbaro ka soo heshay kooxda AC Milan oo ay ku booqatay Giuseppe Meazza, kaddib markii…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha AC Milan iyo Roma ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey
(Milano) 26 Okt 2020. Kooxda AC Milan ayaa garoonkeeda Giuseppe Meazza ku soo dhaweyn doonto naadiga Roma si ay u wada…
Read More » -
Champ' League
“Waligeen kama shakinin Zidane” – Toni Kroos
(Yurub) 26 Okt 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa ka hadlay kulanka ay habeen dambe kula…
Read More » -
France
Halyeey kooxda Bayern Munich ah oo kula taliyay Antoine Griezmann inuu isaga tago Barcelona
(Yurub) 26 Okt 2020. Halyeeyga kooxda Bayern Munich Bixente Lizarazu ayaa kula taliyay weeraryahanka reer France ee Antoine Griezmann inuu dhaqso…
Read More » -
England
Paul Pogba oo ka jawaabay wararka sheegayay inuu ka fariisanayo u ciyaarista xulka qaranka France
(Manchester) 26 Okt 2020. Xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa ka jawaabay wararka sheegayay saacadihii…
Read More » -
Italy
Wasiirka ciyaaraha dalka Talyaaniga oo weerar ku ah Cristiano Ronaldo
(Turin) 26 Oct 2020. Wasiirka ciyaaraha dalka Talyaaniga ee Vincenzo Spadafora ayaa caddeeyay inay billaabatay baaris ka dhan ah xiddiga weerarka uga ciyaara…
Read More » -
England
Memphis Depay oo ka farxiyay taageerayaasha kooxda Liverpool… (Muxuu sameeyay?)
(Lyon) 26 Oct 2020. Kaddib markii uu gool ka dhaliyay kooxda AS Monaco kulan ka tirsan horyaalka Ligue 1, weeraryahanka kooxda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ma dhab baa in Paul Pogba uu isaga fariistay u ciyaarista xulka qaranka France kaddib ereyadii Madaxweynaha Faransiiska ee lidka ku ahaa diinta Islaamka?
(Manchester) 26 Oct 2020. Xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aansaday…
Read More » -
Champ' League
Juventus oo dharbaaxo xoogan la kulantay kahor kulanka Barcelona
(Turin) 26 Okt 2020. Daafaca kooxda Juventus ee Leonardo Bonucci ayaa soo gaaray dhaawac walwal leh, labo maalmood ka hor kulanka…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Tababare Mikel Arteta guuldarradii ay kala kulmeen Leicester City??
(London) 26 Okt 2020. Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu ula yaabay go’aankii uu qaatay muuqaal caawiyaha…
Read More »