Day: October 25, 2020
-
England
Leicester City oo saddexda dhibcood kaga soo qaadatay Arsenal garoonkeeda Emirates … +SAWIRRO
(London) 25 Okt 2020. Leicester City ayaa guul ka soo heshay kooxda Arsenal oo ay ku booqatay garoonkeeda Emirates, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Leicester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 25 Okt 2020.Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhaweyn doonto naadiga Leicester City si ay u wada ciyaaraan…
Read More » -
Champ' League
Tababaraha Shakhtar Donetsk ee Luis Castro oo magacaabay kooxda ku guuleysan karta Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21
(Yurub) 25 Okt 2020. Tababaraha kooxda Shakhtar Donetsk ee Luis Castro ayaa magacaabay kooxda ku guuleysan karta tartanka UEFA Champions League…
Read More » -
Champ' League
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Borussia Mönchengladbach ee Champions League
(Madrid) 25 Okt 2020.Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka…
Read More » -
England
Gabriel Magalhaes oo sheegay xiddiga ka tirsan Kooxda Arsenal ee door weyn ka ciyaaray inuu ku soo biiro Gunners
(London) 25 Okt 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Arsenal ee Gabriel Magalhaes ayaa shaaca ka qaaday in Nicolas Pepe uu door…
Read More » -
England
“Manchester United uma baahna Van de Beek” – Patrice Evra
(Manchester) 25 Okt 2020. Manchester United go’aanka ay kula soo saxiixatay Donny van de Beek ayaa su’aal laga keenay iyadoo…
Read More » -
England
Waa kuma laacibka bartilmaameedka koowaad u ah haatan kooxda Liverpool?
(Liverpool) 25 Okt 2020. Waxa ay wargeysyadu hadal hayaan magaca ciyaaryahanka bartilmaameedka koowaad u ah kooxda kubadda cagta Liverpool oo ay…
Read More » -
England
Tababare Jose Mourinho oo sheegay in mid ka mid ah Weeraryahannadiisa uu heshiis cusub dhowaan qalinka ugu duugi doono Tottenham
(Yurub) 25 Okt 2020. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa qiray in Son Heung-min uu ku dhow yahay…
Read More » -
England
Arsenal, Everton, Leicester, Juventus, Napoli, Villarreal, Wolfsburg & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaarayo shanta horyaallada ee ugu waa weyn Yurub
(Yurub) 25 Okt 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana…
Read More » -
England
Horudhac: Arsenal vs Leicester City… (Gunners iyo Foxes oo koox waliba ay guul u baahan tahay si ay u nooleyso rajadeeda afarta sare ee Premier League)
(London) 25 Okt 2020. Labo ka mid ah Kooxaha afarta sare rajada ka leh ayaa wada ciyaari doona caawa, marka…
Read More »