Shaxda rasmiga ah kulanka El Clásico Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 24 Okt 2020. Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweyn doonto naadiga Real Madrid, si ay u wada ciyaaraan kulanka El Clásico ee lugta koowaad horyaalka La Liga xilli ciyaareedka 2020/21.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close