Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 24 Okt 2020. Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku soo dhaweyn doonto naadiga Chelsea, si ay u wada ciyaaraan kulan la wada sugayo ee ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League dalka England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close