Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha West Ham United iyo Manchester City oo la shaaciyey… (Pep Guardiola yuu ku bilaabay kulankan?)

(London) 24 Okt 2020.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Ham United iyo Manchester City, kuwaasoo ku ballansan kulan qeyb ka ah horyaalka Premier League.

Pep Guardiola ayaa kulankan ku bilaabay Aguero, Mahrez, Sterling iyo Rodri, halka safka West Ham United ay hoggaaminayaan Antonio, Masuaku iyo Ogbonna.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood ay ku soo geli doonaan oo dhammaystiran:-

Safka hore ee West Ham: Fabianski, Ogbonna, Cresswell, Antonio, V. Coufal, Masuaku, Balbuena, Soucek, Bowen, Rice, Fornals.

Keydka West Ham: Randolph, Noble, Yarmolenko, Lanzini, Haller, Fredericks, Diop

Safka hore ee Man City : Aguero, Walker, Gundogan, Mahrez, Sterling, Cancelo, Ederson, Ruben Dias, Bernardo, Rodri, Eric Garcia.

Keydka Man City: De Bruyne, Stones, Zinchenko, Z. Steffen, Ferran Torres, Foden, C. Palmer

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close